Taxanaha Waaya-Arag #7 — Fursad Gaar ah oo aad ka faa’iidaysan karto!
Arkaan waxay kugu casuumaysaa Expert Series #7 oo uu marti ku yahay Dr. Abdurahman (Baadiyow) Guddoomiyaha Golaha Sare ee Jaamacadda Muqdisho ahna qoraa iyo khabiir ka faallooda arrimaha dowladnimada iyo taariikhda dalka.